πŸ‡ΈπŸ‡΄ Loogu talagalay ganacsatada

Ganacsigaaga si fudud u maamul

Arimiye waa app aad ku maamusho iibka, alaabta iyo amaahda dukaankaaga.

WhatsApp nagala soo xidhiidh
🧾

Iibka

Diiwaangeli iib kasta β€” lacag caddaan ah, Zaad, EVC ama eDahab.

πŸ“¦

Alaabta

Mar kasta ogow alaabta kuu hartay.

🀝

Amaahda

Ogow cidda aad amaah ku leedahay iyo inta ay tahay.

Nala soo xidhiidh

Haddii aad Arimiye rabto ama aad su'aal qabto, WhatsApp noogu soo qor.

WhatsApp